Daawo: Dhaawacyadii ku sugnaa Cisbitaalka Baydhabo oo Xaaladoodu Soo Fiicnaaneyso

1
57

Isbitalka BayMaamulka Isbitaalka magaalada Beydhabo ayaa sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab toddobaadkii la soo dhaafay ka fuliyeen magaaladaasi.

Agaasimaha Isbitaalka Beydhabo Dr. Cali Aadan ayaa sheegay in 12 qofood oo ku jira isbitaalka ay xaaladdoodu wanaagsan tahay, qaar kalena la geeyay guryahooda markii ay wanaagsanaadeen.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ilahay caafimaadkoda ha ku kordhiyo inshaa allaah Dr cali idin kuana ilahay cajay ha idinka siiyo Dadaalkii aad ka geysateen daweynta dadkaan inshaa allaah caafimaad ayan idin soo baryeynaa mar walba

Comments are closed.