23-sano guuradii ka soo wareegtay markii Soomaaliland ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa si weyn maanta looga xusay magaalada Hargaysa caasimada Soomaaliland.
Dhanka kale Odoyaal ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya ayaa xaflada ka sheegay inay aqoonsadeen Soomaaliland.
Halkan ka dhegaysoMaxamed kaafi iyo Soomaaliland