Dhegeyso:- Somalida ku xiran Xabsiga Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Neyroobi oo ka Cabanaya Nolol Xumo

0
57

kenyaSomali tiro badan ayaa weli ku xiran Xabsiga Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta kuwaasi oo ka cabanayaan Xaalad nolol xumo oo halkaasi ku haysata.

Somalida halkaasi ku xiran ayaa sida ay sheegeen in ay ka soomeen Cuntada waxayna dowlada Fedraalka ka codsaday in dib loogu soo celiyo gudaha dalka Somalia.

 

somalida kenya ku xiran

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

somalida kenya ku xiran mobil

 

Daafeet.Com