Dhegayso..Kulamadii Wafdiga Madaxweyne Nuunoow ay la lahaayeen Dowlada Fedraalka oo soo Dhamaaday

1
44

nunow

 

 

 

 

 

 

horaan

Kulamo in kabadan toban maalmood magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Madoobe Nuunoow Maxamed iyo Gudi ka socday Dowlada Fedraalka ayaa ugu danbayn maanta soo gabagaboobay iyadoo maalin-nimada beri ahna si wadajir ah ay ShirJaraa’id ay ugu wada qaban doonaan Muqdisho.

1 COMMENT

Comments are closed.