Dhegayso…Waa sidee xaalka Wadada u dhexaysa Baardheere iyo Muqdisho.

0
57

calankaaynoWaxaa maalin-nimadii shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wariyaheena KoonfurGalbeed Axmed Cumar Saalihi oo safar dhulka ah kasoo bilaabay xaruntiisa magaalada Baardheere kuna soo gaaray Muqdisho isagoo soo maray magaalooyinka Diinsoor iyo Baydhabo.

Muxuu ku soo arkay Wadada,Magaalooyinkii uu soo maray iyo dadkii uu la kulmay

horta