Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ah ayaa waxa uu ka Codsaday Shacabka ku dhaqan Gobollada Dalka inay ku garab siiyaan la dagaalanka Al Shabaab.
Wasiirka ayaa sheegay inay lagama maar maan tahay in la garab is taago Ciidamada dawlada Somaliya iyo kuwa AMISOM ee dagaalka kula jiro Al Shabaab.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com