Aqrisso Qoraal ey si Wadajir Ah usoo Saareen Beesha Ashraaf iyo Beesha Biido oo ku Midoobey Degmada Baraawe

1
210

barw1 (1)Kulan aad u balaaran oo ey isku yimaadeen beesha biido iyo beesha ashraaf ayaa waxaa lagu lagu qabtey degmada baraawe ee gobolka shabeelaha hoose kulankaas oo lagu falaqeynayey sidii labada beelood ey u midoobi lahaayeen oo ey u noqon lahaayeen mid qura.

Gabagabdii kulankan ayaa waxaa ka soo baxay qoraalo ey ku mideysan yihiin labada beelood eyna ku saxiixan yihiin qoraalkiina waakan.

barw1 (2)

barw3 (2)

barw3 (1)

Daafeet.Com

 

 

1 COMMENT

  1. sidaan ayaa inoo roon dadka dega gobalada in ay saan u madoowaan si ay masiirkooda aan looga duudsan hada waa bilaaw wixii harana ha ku daysadaano inta dhiman ee gobalka degta

Comments are closed.