Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Masuuliyiin ka tirsan ururka Ahlu sunnada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxay kulamo gaargaar ah magaalada Baydhabo kula leeyihiin madaxda maamulka KoonfurGalbeed iyo saraakiisha AMISOM iyadoo ay ka wada hadlayeen dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay degmada Beledxaawo.
Afhayeenka ururka Ahlu sunna gobolada Koofureed Sheekh Maxamed Xuseen Al-qaadi oo hadlay ayaa sheegay inay isla garteen AMISOM in lala dagaalamo dadka amni darada ka abuuraya degmada Buulo-xaawo.
Halkan ka dhegayso waraysigaUnknown Album