Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
61
wadajiro
—Maxkamada ciidanka oo maanta dil ku fulisay sadax nin oo Al-Shabaab ah
—Qarax ay Haween ku dhinteen kuna dhaawacmeen oo ka dhacay Muqdisho
—Soomaaliya oo looga cabsi qabo inuu soo gaaro cudurka Ebola
—Mid ka mid ah Ganacsatada Hubka ee Muqdisho iyo Ilaaladiisa oo Xabsiga la dhigay
—Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga Baarlamaanka oo maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga
—Kulan looga hadlayay qaabka ugu haboon ee laysaga kaashan karo ladagaalan Shabaab oo ka dhacay Baydhabo
—Labo carruur ah oo Gaajo iyo macaluul ugu geeriyooday degmada Luuq
—Dagaalo ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamay oo Guullo kala sheegtay
Halkan ka dhegaysoUnknown Album
Ku dhegayso Moobilkaagawadajirradio 8 3 2014warka