Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay ku mashquulsanayd samaynta maamul goboleedyada dalka,Waxayna samaysay ilaa iyo hada sedex maamul goboleed iyadoo sida muuqatana u harsan yihiin ilaa iyo labo maamul goboleed.
Iyadoo ay sidaa tahay ayaa waxaa hadana qaylo dhaan ujeedo badan ah ayaa waxaa kasoo kala yeeraya qaybaha kala gedisan ee beelaha ku dhaqan gobolada haatan loo sameeynayo maamul goboleedyada.
Dhanka kalena waxaa soo baxaya in maamulgoboleedyadan dhismahooda ay dowlada Itoobiya wax ka wado.
Halkan ka dhegayso
Ku dhegayso Moobilkaaga
wadajirradio 8 3 2014todobaadka