Bahda daafeet media ayaa waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Suldaan Beesha shanta caleemood suldaan Isaaq Maadow oo maanta wiilkiisa uu ku dhintey weerarkii laagu soo qaadey xildhibaan Mustaf Mayow.
Waxaana ay eebe uga baryayaan inuu uu samir iyo iimaan ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahey ka siiyo janadii fardowsana ilaahey ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.
Daafeet.Com
Inaa lilaahi wa-inaa ilayhi raajicuun
waxaan halakan ugu tacsiyeynayaa reer maadow muuse , gaar ahaan suldaan Siidow maadow , waxaana ka tacsiyeynayaa, geeridii naxdinta laheen ee ku timid wiilkiisa Abuukar siidow maadow alaha u naxariisto iyointii ku dhimatayba weerarkaasi , intii ku dhhawacantay alaha u naxariisto .
Comments are closed.