Inta la og yahay ilaa iyo hada qarixii maanta ka dhacay magalada baydhaba waxaa ku geeryoodey 11 Ruux waxaana ku dhaawacmey sida uu xaqiijiyey gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Adan Hoosow.
Qaraxan ayaa si gardaro ah waxaa lagula beegsadey dad aan waxba galabsan oo isaga caweynayey maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taale Afar Irdoodka Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur Galbeed halkaas oo ay fadhiyeen dad aad u fara badan.
Isbitaalka Magaalada Beydhaba ayaa la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi oo hada lagu dabiibayo xaaladooda caafimaad, xiriira kala duwan oo ay Ishabaydhaba la sameysay dhaqaatiirta Isbitaalka ayaa usuurta gelin inay hesho.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com