Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya qaraxii galabta ka dhacay Baydhabo, qiyaastii 15 qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 qofna waa ku dhaawacmeen kadib markii Gaari lagu qarxiyay goob lagu shaaho oo ku taalo bartamaha magaalada Baydhabo.
Aden Geesey Wariyaha KGS ayaa goor dhaw sheegay in Wariyaal ku dhamaadeen qaraxan iyadoo tiro kale oo Saxafiyiinka Gobolka ay halkaas ku dhaawacmeen.
Warbixintii ugu dambeysey ee baydhabo
Halkan hoose Kaga Dhegeyso Mobilkada
Warbixintii ugu dambeysey ee baydhabo mobil
Daafeet.Com