Dhegeyso:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Madoobe Nuunow Oo Cambaareeyey Falkii Shaley Dhacay Una Tacsiyeeyey Shacabka

0
55

madoobeMadaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wxaa uu u tacsiyeeyey dhamaan eheladii iyo qaraabadii dadkii ku dhintey qarixii shaley ka dhacay magalada baydhabo waxaana uu cambaareyn dusha kaga tuurey cidii geysatey qaraxaas waxashnimada ahaa ee loo geystey shacab iyo wariyeyaal aan waxba galabsan hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

 

Madoobe oo U Tacsiyeyey Shacabka Konfur galbeed

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Madoobe oo U Tacsiyeyey Shacabka Konfur galbeed mobil

 

Daafeet.Com