Gudoomiyaha degmada Baraawe gobolka Shabeelaha hoose Shaacir Cabdi Cilmi ayaa waxa uu xabsiga dowlada ku jiraa xukun la’aan tan iyo 24kii bishii Nofembar ee sanadkii tagay isaga oo ku eedaysan in uu dhoofiyay dhuxul iyadoo milkiilayaasha dhuxusha iyo weliba raga dhoofiyana la yaqaano oo ay xorna yihiin hadana dhoofiyaan maalin walba.
Halkan ka dhegayso wareysi aan la yeelanay Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed gudoomiyihii hore ee degmada Qoryooleey shaam