Maamul goboleed Puntland ayaa si cad uga soo horjeestey ansixinta iyo magacaabistii 3dii gudi ee dhawaan looga dhawaaqey magalada muqdisho gudiyadaasoo kala ahaa gudiga gasoorka,xuduudaha iyo doorashooyinka.
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka puntland Eng Cabdixakin Cabdullahi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in xukuumada federaalka ay jebiyeen qodob ka tirsan dastuurka qaranka kaasi oo dhigaya in maamulada xubnaha ka ah federalka latashiyo lagala sameeyo magacaabista gudiyadaasi.
Hadaladii Eng Cabdixakiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Sedbursi,cadaalad daro cidii ugu wan qashey budland baa jawaabtu laga rabaa,dulmanayaasha ha iska sugaan inta la idinkugu yeeraayo,markhatida iyo sedquureetka la idin soo turo.
Comments are closed.