Wararka inaga soo gaaraya magaalada Xudur gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalo culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan gobolkaasi Bakool.
Wararka ayaa intaasi kusii daray in dagaalkani oo u dhaxeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ururka Al-shabaab uu yimid kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay weerar culus ku qaadeen deegaan ku yaala duleedka degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool.
Dagaalkan ayaa la sheegayaa in uu sababtey dhimasho iyo dhaawac badan waxaana warbaahinta u xaqiijiyey gudoomiyaha degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool Maxamed Cabdalle Xasan Food cade.
gudomiyaha degmada tiyeeglow food cade
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudomiyaha degmada tiyeeglow food cade mobil
War maad maay ku hadashaan mise maxaathi maxaad isku qasaysan
Comments are closed.