Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Hadashey Dhul Ka Mid Ah Dekeda Berbera oo La Siiyey Shaqsiyaad

0
63

rodoGudoomiyaha  xisbiga Ucid ee gobolka saaxil  Roodo Axmed Yasin ayaa ka hadashey dhulkii dekada berbera oo la siiyey shaqsiyaad sida ay sheegtey aydoo isla markaana fariin adag u dirtay maareeyaha dekada berbara.