Faahfaahin dheeri ah ayaa waxaa ay kasoo baxeysaa dilkii loo geystey alaha u naxariistee gudoomiyihii hore ee degmada afgooye Cabdullahi Cadi Axmed Iideey oo ay maanta kooxo ku hubeysan bistoolado ugu geysteen gudaha degmada afgooye.
Wariyaha VOA u jooga magalada muqdishoo ayaa waxaa uu qadka telfoonka ku tiigsadey goobjooge halkaasi ku sugnaa oo uga waramey sidey wax u dhaceen wareysigoodiina waxaa uu u dhacay sidan.
VOA oo goobjooge ka wareysatey dilkii idale
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
VOA oo goobjooge ka wareysatey dilkii idale mobil