Garyaqaan Maxamed Abukar Maxamud ooka mid ahaa garyaqaanada somaliyeed ee kasoo jeeda gobollka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu si weyn u falanqeeyey xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose wuxuuna sheegey in gobolkaas xasuuqii ruwanda mid ka daran uu ka socdo dowlada federalka somaliya ay ka aamusan yihiin.