Daawo:- Video Laga Soo Duubey Goobtii Ay Shaley Weerareen Ciidamada Alshabab

0
102

weerarTv dowlada ayaa waxaa uu video kasoo duubey goobihii ay shaley weerarka ku qaadeen ciidamada alshabab halkaas oo ay ka geesteen qasasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.