Xog Culus oo Naga Soo Gaartey Dalka Sacuudiga Safarkii Shariif Xasan Ka dib

5
51

Shariif Xasan oo Dowlada Sacuudiga kasoo iibsadey 10.000 Ciidan oo lagu weeraro Xuutiyiinta iyo systemkii Cali Cabdalla Saalax, iyadoo horey loo iibsadey Garoonka Belidoogle ay Base kadhigteen Ciidan American iyo Sacuudi isugu jira.

Shariif Xasan ayaa loo soo hormariyey $4.000.000, si howsha loogu fududeeyo, arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli xaalad siyaasadeed oo adag ay kujirto Dowlada KMG ee KGS, iyadoo aan la ogeyn sida ay u ogolaan doonaan Dadka Deegaanka in wiilashooda lagu laayo Dagaalka u dhaxeeya labada qoys ee reer Aala Sacuud iyo reer Aala Xuuthi.

Waxaa kaloo loosoo balan qaadey Shariif Xasan in askarigii lasiin doono $2.000, taasoo askariga sitoos ah u gaari doonto $8,00 halka $1,200 lagu shubi doono Account ka Shariif Xasan taasoo u dhiganta iibsi dhiiga dhalinyarada Koonfur Galbeed.

 

5 COMMENTS

  1. Shariif xasan iyo maamulkiisa wax walba wey ka suurtowdaa maadaama aad ka dhawaajiseen arintana waa sugeynaa halka ay ku biya shubato.

    Ma aha wax nagu cusub in dhul iyo dadba la iibiyo waa wax 25 sanadood ee lasoo dhaafeyba socotey.

  2. Asc dhamaan shacabka koonfur galbeed
    Salaan kadib waxaan idin sheegayaa shariif xasan in uu yahay ulil amrigeena ee waxyaabah aan wanaaga kujirin in aad kutilmaantaan ma ahan maanta anagaa u baahan ciida in nala siiyo oo aan kula dagaal galno gaalka axmed madoobe iyo waceladiisa ee shariifka caayda kadaaya

    Hala garab istaago waad mahad santihiin

  3. Waarom been werkaanbod dadaka gaan been loopt sheegin shariif xasan dadka uu kan soort jeedo amateur madaxweeyna uah waxay kan sugooyaan maamul fidsan hadaba dada war kafog xaqiiqda kan daaya een wax sax ah u keena

  4. waalaga yaabaa shariifka in uu iibsado dhalinyarta iyo dhulkuba laakiin haduu wax iibsanaayo ka iibsado baay iyo bakool yuusoofara gashanin dhulkiinee barwaaqeesan ee shabeelaha hoose

Comments are closed.