Amiin Camir ayaa sawirka waxaa uu runta kaga sheegayaa inta wadana maanta uu ka hagaagi layahay oo ay ugu horeeyaan labada dowladood oo aan deriska nahay iyo niman aan weligood dhergeyn oo gacanta u geliyey in kuwo aan weligood na maamulin ay na maamulaan talow goormey garan doonaan in qaranimada dalka somaliya ay ka weyn tahay xoolo gurasho aan laga dhergeyn.