Banaanbax si weyn loo soo abaabuley ayaa maalintii shanaad waxaa uu ka socdaa degmada garbahaareey ee gobolka gedo banaanbaxan ayaa waxaa iskood isku soo abaabuley shacabka degmada ayagoo aad uga soo horjeeda maamulka san geliska ah oo ah hoosta ka wadaan wadamada deriska hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
bananbax ka socda garbahaarey mobil