Wasiirada wasaarada warfaafinta Maxamed cabdi Xayir Maareeye oo shaley gelinkii dambe kula hadley dad shacab ah oo degen xaruntii hore ee Ex fiyoore waxaa uu amar ku bixiyey in mudo 10 casho gudahooda ay kuga guuraan waxaan fanan aheyn ee ku nool halkaas, waxaanu uu intaas raaciyey cidii amarka u hogaansami weydo in talaabo sharci ah laga qaadi doono.
Hadaladii wasiir maareeye waxaa ka mid ahaa.
wasiirka wasarada warfafinta mareeye
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
wasiirka wasarada warfafinta mareeye mobil