Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta lagu waday inuu hortago Baarlamaanka si su’aalo looga waydiiyo doorashada Sanadkaan ayaa dib u dhac ku yimid,
Hadaba Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka ayaan wax ka waydiinay arintaan.