Guddiga Dooarashooyinka dadban ee dalka ayaa shaaca ka qaaday Xildhibaanada cusub ee ilaa hada la doortay inay yihiin kuwa ku filan Kooramka loogu talo galay inuu ku furmo fadhiga Baarlamaanka Somaliya.
Sida sharciga ah Kooramka Baarlamaanka waxa uu ku furmayaa tirada Xildhibaanada ee gaaraysa 184 Xildhibaan, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ma uusan shaacin tirada Xildhibaanada la doortay, balse wuxuu sheegay inay yihiin kuwa ku filan Kooramka.
Abukaate Cumar Cabdulle (Dhagey) oo goor dhaweyd Saxaafadda kula hadlay Xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Beelaha Banaadiriga, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday saddex dalool labo dalool in la doortay.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada