Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxa auu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh Maxamuud oo lacagihii uu ka dhacay shacabka intuu boorsooyin ka buuxsadey la dhex maraayo shacab.
Sawirkani ayaa waxa aka dhex muuqda shacab qaarkood abaarihii ay dhameeyeen qaar kalana ay u baahan yihiin gargaar iyo asagoo balanqaadkiisa noqdey inuu wax siin doono hadii uu ku guuleysto kursiga uu u ordaayo.