Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Sheegey Ineysan Ka Tirsaneyn Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Dalka Somaliya

0
90

somalilandWasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan C/llaahi Saxardiid ayaa ka hadlay eedeymo ka kala yimid qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan Cabdulaahi Saxardiid oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dadka sheeganaya in ay kasoo jeedaan Somaliland ee ku sugan Muqdisho in aysan aheyn dad siyaasiyiin xil doon ah , laakiin ay yihiin shaqa doon.

Si kastaba arintu ha ahaatee riyadan ay ku jiraan somaliland ayaa ah mid ilowsiisey deegaanada ay kasoo jeedaan intii ay ku mashquulsanaayeen somali naceybka ayaa maanta deegaanadooda meel walba waxaa buux dhaafiyey itoobiyaan iyo oromo oo meel walba ka qabsadey.

maamulka-somaliland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

maamulka-somaliland-mobil