Abukaate Caydiid C/laahi Ilka Xanaf, oo maanta warbaahinta kula hadley magalada muqdisho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in laga reebay liiska Xildhibaanada lagu wado inay u tartamaan beelaha Gobolada Waqooyi.
Abukaate Caydiid C/laahi Ilka Xanaf, ayaa wuxuu sheegay in Guddiga Doorashooyinka ay 30-kii bishii November soo saareen liiska xubnaha lagu wado tartamayan, isla-markaana uu iska dhex waayay liiskaasi.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada