Aqri:War Dheg Deg Ah: Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Gudoomiyaha Degmada Afgooye

0
80

Warqad qoraal ah ayaa gelinkii dambe maanta kasoo baxdey xafiiska gudoomiyaha degmada afgooye ee gobolka degmada afgooye warqadaas oo loo direy madaxa canshuuraha degmada afgooye taasoo looga hadlayey lacagaha baada ee laga aruursado dadka masaakiinta ah ee ka ganacsada suuqa degmada afgooye  taasoo ay iska aruursadaan kooxo kasoo jeeda maamul goboleedyada hirshabeele iyo galmudug.