Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabkasida oo Sheegey In Dadka Xukunka Dilka Lagu Fuliyo u Badan Yihiin Reer Muqdisho

0
85

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kiisaska dilka ah ee ay fuliso Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ay u badan yihiin dadka ka soo jeeda Muqdisho.

Gaashaanlle sare Shuute ayaa ka jawaabayay su’aalo laga weydiiyay eedeymaha la xiriira in Dadka dilka toogashada ah lagu rido ay u badanyihiin beelaha laga tirada badanyahay,waxaana uu taas kaga jawaabay in aysan sax ahayn.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha-Maxkamada-Ciidamada-Qalabka-Sida-

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha-Maxkamada-Ciidamada-Qalabka-Sida- Mobil