Waxaa beryahan ka socda magalada muqdisho iyo magalada baydhabo abaabul weyn oo looga soo horjeedo maamulkka fadhiidka ah ee uu hogaamiyo Shariif Xasan abaabulkaasi ayaa waxaa uu keeney in qaar badan oo ku dhow shariif xasan ay baqdin geliso qaabka ay wax u socdaan.
Odayaal ka tirsan kooxada sida aadka ula dhacsan siyaasada kelinimo talis ee uu shariifka ka wado koponfur galbeed ayaa maanta waxaa ay la hadleen warbaahinta ayagoo sheegey in maamulka aan la dumin balse laga shaqeeyo sidii wax loo hagaajin lahaa.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada