Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo shacabka iyo ciidanka ku nool Gobolka Shabeelaha Hoose ka dalbadey in mooriyaanta isbaarooleyda ah ee dariiqyada dadka ku dhacaya loo aqoonsado iney yihiin kooxo dambiilayaal ah oo qabiilka uusan dabada gashan
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Shabelaha Hose Mobil