Dhegeyso: Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka oo Sheegtey In Si Weyn Loo Adkeeyey Amniga Magalada Muqdisho

0
92

Wasaaradda amniga dowlada federaalka Somaliya ayaa sheegtay in si wayn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, iyadoo laga duulayo ka hortagga weeraro Shabaab ay ka gaystaan Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda amniga Somaliya C/casiis Cali Ibraahin, ayaa sheegay ciidamada ammaanka inay kordhiyeen hawlgalada ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho, sidoo kalena lagu hubinaayo gaadiidka Magaalada.

Afhayeenka Wasaaradda amniga ayaa shacabka ugu baaqey in Wasaaradda amniga ku soo wargeliyaan dadka ay ku arkaan iyaga oo ku guda jira falal ka dhan ah ammaanka.

Ccasiis-Cali-Ibraahin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ccasiis Cali Ibraahin Mobil