Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Oo Digniin u Direy Shirkadaha Ajnabiga

0
73

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo Khudbad ka horjeedinaayay labada Gole ee Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u jeediyay Shirkaddaha Shisheeye ee doonaayo in ay maalgashi ku sameystaan Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in dowladdiisa aysan marnaba aqbali doonin in Shirkaddo Shisheeye ay wax u dhimaan Madaxbaanidda Soomaaliya.

Cidkaste oo doonaysa in ay maalgashi ku sameystaan Soomaaliya ayuu sheegay Madaxweyne Farmaajo in ay muhiim tahay in ay soo maraan sharciyadda u degsan dowladda Dhexe ee Soomaaliya.
farmaajo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

farmaajo Mobil