Akhriso: Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska C/wali Muudey oo uu Shaqada kaga Joojinayo Xoghayaha guud ee Baarlamanka

1
102

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Muudey ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux.

Muudeey ayaa baarlamaanadii hore qalalaaso noocan oo kale ku hayey, balse waxaan la garaneynin ila iyo imanka sida uu ku shaqeyn doono ama uu ku dhaqan geli doono maadaama hadalada kasoo baxa gudoomiyaha ku xigeenka aysan eheyn kuwo sharci ah.

1 COMMENT

  1. Gudoomiye muudeey waa shaqsi xog ogaal ah, waxay illa tahay waa udub dhexaadka dadka bedeli doona Gudoomiyihii hore ex gudoomiye jawaari.. sory aad baan uga xumahay in gudoomihii hore uu isku dhexyaacay. mar hore ay kuu ekeed inaad meeshaan isaga tagto waayo meeshan waxaa si fiican u fahansan madaxwayne shariif xasan. Inkastoo dad badan oo cusub ay ku soo biireen baarlamaankaan cusub, ayna macquul tahay wax badan in uusan kaa danbayn shariif xasan balse jalaafo fiican ayuu kulla hellay. Muhimada waa in fursad la siiyaa dadka cusub ee hadda ku soo biiray siyaasada haddii kale Oday kastaa markiisa lagu qaadi doonaa october….

Comments are closed.