Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun bahda Daafeet media, Reer Xaaji Abicar iyo Reer Cali siidi waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer Xaaji Maxamed Abow Mayow oo hooyadood Xaajiya Xaawo Macalin Ciise , Dalka Switzerland Magaalada Zurich.
Maalinta Berito ayaa Maama Xaajiya Xaawo Macalin Ciise lagu aasi doonaa Magala Zurich haduu alla idmo waxaana leenahay dhamaanteen janadii fardowsa ilaahey haka waraabiyo qabrigeedana ilaahey waasac ha uga dhigo intii ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo.
Amiin Amiin Amiin