Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay , waxaana uu ka hadlay arimo badan.
Qalbi Dhagax ayaa u mahad celiyay dhammaan Shacabka Soomaaliyeed oo sheegay in ay ka qeyb ka qaaten in lasoo daayo.