Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa maanta booqasho ku tegey magalada gaalkacyo.
Micheal Keating ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyeyaal ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray Gaalkacyo.
Waxa ay hada kulamo kala duwan la leeyihiin Saraakiisha Ciidamada iyo maamulada Galmudug iyo Puntland oo gacanta ku haaya magalada Gaalkacyo.
Inta ay halkaasi joogaan ayaa waxaa ay diirada saari doonaan sidii loo adkeyn lahaa amniga magalada isl markaana loo horumarin lahaa deegaanada uu maamulka ka arimiyo.