Akhriso Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Kuwa Maamul Goboleedyada

0
75

Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Maamul Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ku saabsan arrimihii lagu heshiiyay.

Shirkan oo lagu tilmaamay in looga xaajooday wadatashiga iyo xoojinta wadashaqeynta ayaa dhammeystir u ahaa habka mideynta canshuuraha oo in muddo ah ay wadeen dhiacayadan, waxaana shirka laga soo saaray qoddobo ay ka mid yihiin:

Halkan hoose ka aqriso qodobadii shirkaasi kasoo baxay.