Shaqaale Ka Tisan Hey’ada Bisha Cas oo Lagu Afduubtay Duleedka Magalada Baydhaba

0
62

Shaqaale ka tirsan hay’adda Bisha Cas ayaa lagu waramayaa in dabley loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xogaga Al-shabaab ku qafaasheen gobolka Baay.

Shaqaalahan la qafaashay ayaa laga kaxeystay deegaanka Busley oo ka tirsan magaalada Baydhabo shaqaalahaasi oo ka mid ahaa hay’adda Bisha Cas.

Maamulka deegaanka ayaa la sheegayaa iney baadi goob ugu jiraa shalahan la qabsaday iyo dadka qabsaday ayagoo aan weli ka hadlin.

Shaqalahann la afduubtay ayaa ka kooban shan ruux oo saddex ka mid rag yihiin halka saddex-da qof kale-na lagu sheegay dumar.