Dhegeyso: Kulan Ay Yeesheen Qurbo Joogta Gobolka Shabelaha Hoose oo Looga Hadley Xalada Gobolka

0
98

kulan ay isugu yimaadeen qurbo joogta gobolka shabelaha hoose oo maalintii shaley la qabtey ayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatooyiinka ka taagan gobolka shabelaha hoose iyo sidii wax looga qaban lahaa.

kulankaasi ayaa waxaa kasoo dhex muuqday siyaasiyiin odayaal rug cadaa ah qeybaha kala gedisa ee ururada bulshada iyo weliba qaar ka tirsan culumaaudiinka kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose.

gabagabadii kulanka ayaa waxaa warbaahinta la hadley kahiye cabdullahi dhuubow iyo amina khaliif siidow oo labadaba ka mid ahaa dadkii kasoo qeyb galey kulankaas mar ay ka hadlayaan waxa uu ku saabsanaa kulanka hadaladooda waxaa ka mid ahaa.

Waxgaradka Shabelaha Hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Waxgaradka Shabelaha Hoose Mobil