Reysulwasaaraha xukuumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday garoonka weyn ee istadiyo muqdisho oo ay dhawaan ka bexeen ciidama amisom oo halkaasi u ahaan jirtey fariisimo.
Reysulwasaare kheyre oo halkaasi kula hadlay boqolaal ruux ayaa waxaa uu sheegay in somalida looga bahan yahay iney gacantooda ku dayactirtaan garaanka isla markaana islaashadaan.