Dagaal culus aya habeenki xalay waxaa uu ka dhacay degmada marka dagaalkaas oo uu u dhexeeyey ciidanka dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab, Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose cabdifataax cabdulle yusuf ayaa oo la hadley idaacad VOA ayaa xaqiijiyey isatagoo arinta ka hadlaya waxaa uu yiri.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada