Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf ayaa kol dhaweyd ka badabaaday isku dey oo la rabay in lagu qaarijiyo,
Sida la sheegayo qaraxan ayaa wuxuu ahaa kuwa lagu xiro gawaariga waxaana uu ka dhacay xaafada dharkanleey ee degmada wadajir.
Waxaan isku deyi doonaa sacadaha soo socda in aan idiin la soo wadaagno wixii kasoo cusboonada qaraxaasi lala beegsaday gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hose Cabdifataax Cabdulle Yusuf.