Dhegeyso: Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbiyey Qarixii Maanta lala Beegsaday Xarunta Degmada Howlwadaag

0
48

Maamulka Gobolka Banaadir,Kan Degmada Howlwadaag, Saraakiil Ciidan iyo Dad weyne Fara badan ayaa waxay tegeen Qaraxa kadib Xarunta Degmada Howlwadaag ee Muqdisho.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Khasaaraha ugu badan uu Shacabka soo gaaray.

Afhayeenku ayaa sidoo kale  xaqiijiyey in Seddex Askari oo ka mid ahaa kuwa Amaanka Xarunta Degmada H/wadaag ku dhinteen, islamarkaana ay baaritaan wadaan maadaama dhismayaasha dumay laga yaabo inay dad ku hoos jiraan.

Afhayeenka Gobolka Banaadir