Warmurtiyeed kasoo baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka oo maalimihii lasoo dhaafay shirar ugu socday magalada kismaanyo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe nhalkan hoose ka aqrista.