Waxaa maalintii shaley ku dagaalamay deegaanada hoos taga degmada wanleweyne beelaha Jambaluul iyo Erdho dagaalkaaso oo geystey qasaaro nafeed.
Odayaasha iyo nabadoonada beelaha shabta caleemood ayaa waxaa ay baaq usoo jeediyeen beelaha halkaasi ku dagaalamey wexey ka codsadeen in si deg deg ah loo joojiyo dagaalkaas.
Deegaanada dagaaladu ay ka bilowdeen ayaa wexey kala yihiin Lamagaras, Qaandhoole, Masiirey in ay joojiyaan Colaada.
Nabadoonada Beelaha Shanta Caleemood
Halkan hoose kaga dhegeyso monilkada
Nabadoonada Beelaha Shanta Caleemood Mobil