Dhegeyso: Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeeray Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada

0
60

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa wuxuu sheegay in aysan aheyn wax la aqbali karo in magaalada Muqdisho la yiraahdo laguma shiri karo oo amni ma ahan.

Khayre ayaa sidoo kale sheegay in laga gudbay xilligii Soomaalida dhexdeeda loo wici jiray shisheeye xalintooda, islamarkaana aysan aheyn wax ay ogolaan karaan madaxda dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Reysulwasaare-Khayre